Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Munaasabada Ciidul Adxaa ugu Hambalyaysay Umada Muslimiinta.

Jun 5, 2025

Sheekh Cali Maxmuud Raage Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay kalimad cusub oo umada muslimka ah loogu hambalyaynayo munaasabadda weyn ee Ciidul Adxaa sanadkan 1446H.

Halkan hoose ka dhagayso kalimada sheekha.