Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay howlgal caawa fiidkii ciidamada mujaahidiinta ay Allaah fadligii ku beegsadeen ciidamada Saliibiyiinta Maraykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.
Bayaanka oo lagu soo daabacay luuqadaha Carabiga iyo Ingiriiska ayaa lagu sheegay in weerarkan uu sababay burburka gaadiid iyo dhimasho iyo dhaawac soo gaaray cadawga, isagoo qeyb ah ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka u hiilinta walaalaha Muslimiinta Filistiin oo lagu gumaadayo maal iyo maskax ay hogaaminayaan Maraykanka.
Hoos Ka Akhriso Bayaanka.
Decisive_Operation_Against_the_American