Xafiiska Warfaahinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray warsaxaafadeed hal bog ka kooba oo ku qoran luuqadda Ingiriisiga, kaasi oo ciwaan looga dhigay “ahaayinada Laguma Soo Dhaweynayo Soomaaliya”.
Warsaxaafadeedka maktabka warfaafinta ayaa lagu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shbabaab si adag kaga soo horjeedo in sahaayinada Yahuuddu qabsadaan qeybo ka mid ah dhulka Soomaaliya, waxayna Xarakadu ku goodisay inay arrinkaas ka dagaallami doonto.
Halkan Ka Degso War-saxaafadeedka
