Xabashi iyo Kenyan Lagu Beegsaday Weerarro ka Dhacay Baay iyo Laamu.

Jul 4, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor

LAAMUU.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee magaalada Maangaay ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Dagaalkan ayaa khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay Kufaarta Kenya waxey sidoo kale Mujaahidiintu burbur xoogan gaarsiiyeen shirkada Safaari Com oo ah shirkad ay leedahay dowlada Saliibiyadda Kenya.