Wilaayada Baay oo ka Warbixisay Weerar Lagu Dilay Sarkaal ka Tirsan Maamulka Laftagareen.

Sep 25, 2025

Maamulka Wilaayadda Islaamiga ah ee Baay ayaa War kasoo saaray Weerarkii Shaley Lagu dilay Abaaduliyihii Maleeshiyaadka ridada buurhakaba ee ka dhacay duleedka Degmadaasi, Shekh Xamza Abu jacfar Waaliga Wilaayada islaamiga ah ee Bay ayaan arimahaasi ka wareysanay.

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga.