Weerrar Culus oo Lagu Beegsaday Ciidamada Kenya ee ku Sugan Gobolka Laamu.

Oct 22, 2025

LAAMUU.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xero ciidanka dowlada Saliibiyadda Kenya ay ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaanada Kiyuunga iyo Sankuura ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Dagaalka inta uu socday waxa uu dab xoogan ka kacay xerada.

FAAFREEB PRO