Weerarro Culus oo Lagu Miray Saldhigyo ku Yaalla Shabeellaha Hoose.

Oct 12, 2025

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley ee Shabeelada hoose.

Sidoo kale, waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhigyada maleeshiyataka Murtadiinta ee degmada Jannaale iyo deegaanka Shalambood.

FAAFREEB PRO