Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Cadowga ee Qoryooleey iyo Qansaxdheere.

Dec 8, 2024

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho

Sidookale Ciidamada Mujaahidiintuhabeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Qoryooley.

Baay

waxay sidookale Ciidamada Mujaahidiintu  habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta Ceel hindi ee degmada Qansaxdheere