Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Cadowga ee Baardheere iyo Ceelbarde.

Jan 19, 2025

Gedo.

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa xalay weerar ku qaaday xerada baraxow ee murtadiintu kuleeyihiin degmada Baardheere.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Danow.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Ceelbarde.