Weeraro Askar Looga Dilay Murtadiinta oo Ka Dhacay Banaadir iyo Shabeellada-Hoose.

Dec 31, 2024

Banaadir:

Howlgal gaar ah oo maanta Mujaahidiinta ka fuliyeen agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa lagu beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ka tirsanaa sirdoonka ridada oo halkaasi ku sugnaa, waxaana halkaasi lagu dilay mid kamid ah maleeshiyaatkaasi, halka mid kalana lagu dhaawacay.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey manta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Qoryooley.

Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.

Qaniimada waa 2 qori AK47 ah iyo Booshashkooda.