Weerarka Godka Jilicow oo Sababy in ay Baaqato Xaflad ka Dhici Lahayd Tiyaatarka Muqdisho.

Oct 4, 2025

Waxaa baaqday xaflad ay murtadiintu qorsheynayeen inay ku qabtaan xarunta Tiyaatarka Muqdisho oo ay doonayeen inay ku faanaan wax ay ugu yeereen xaqiijinta aminiga xarumahooda.

Waxaa kulanka ka soo qaybgeli lahaa masuuliyiinta ugu sareysa kooxda ridada oo uu ugu horeeyo Xamse Cabdi Barre, balse weerarka oo weli ka socda godka Jilicow oo aanan ka fogeyn Tiyaatarka iyo madaxtooyada ayaa goobahaas ka dhigtay meelo lagu kala cararay, rasaas iyo qaraxyana ay gilgilayaan ilaa hadda.

FAAFREEB PRO