Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Maleeshiyaatka Axmad Madoobe ee Buula-Xaaji.

Dec 9, 2024

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey madaafiic ku garaaceen xerada Murtadiinta ee deegaanka Buulo Xaaji waxeyna madaafiicda ku dhaceen xerada waxaana jirta khasaara kala duwan oo Murtadiinta lagu gaarsiiyay duqeyntaas.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid.

Isla Bakool waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee degmada Ceelbarde.