Wararka ka imanaya Jubbada Hoose ayaa sheegaya weerar dhabbo-gal ah oo saaka ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo.
Weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kuwa murtad Axmed-madoobe oo ku socdaalayay agagaarka deggaanka Yoontooy.
La Soco Wixii Kusoo Kordha, Inshaa Allaah.