Jubbada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerareen fariisin maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.
Weerarkan waxaa lagu dilay 1 Murtad, halka lagu dhaawacay 2 kale oo ka tirsan maleeshiyaadka la weeraray.
FAAFREEB PRO