Hiiraan:
Mujaahidiinta ayaa xaley weerar ku qaaday bar control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada taasoo ku taalla gudaha magaalada Baledweyne, waxaana ku dhintay 1 askari, mid kalana waa uu ku dhaawacmay. Sidoo kale Mujaahidiinta waxay halkaasi kasoo qaniimeysteen agab kala duwan oo murtadiinta ay lahaayeen.
Gedo:
Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday guriga uu magaalada Baardheere ka dagan yahay guddoomiyaha maamulka ridada ee degmadaasi, waxaana jira khasaaro gaaray ilaaladiisa
FAAFEEB PRO