Weerar Habeen-dheelmad ah oo Lagu Miray Maleeshiyaadka Murtad Laftagareen.

Jan 24, 2026

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar habeen dheelmad ah oo culus ku qaadeen xero ciidan oo hoos-tagta magaalada Baydhabo.

Weerarkan oo ahaa mid aad u culus ayaa lasoo weriyey in Mujaahidiinta ay si gaar ah ugu bartilmaameedsadeen xerada Murtadiinta ee Bora-jeetka ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Dagaalkan, ayaa kusoo aadaya iyadoo aad loo hadal-hayo iyadoo ku dhawaad 200 askari ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerar arbacadii ay Mujaahidiintu ku xasmiyeen saddex saldhig oo maleeshiyaadka Murtad Axmed-madoobe ku lahaayeen jaziiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.