Weerar Askari Lagu Dilay oo Maanta ka Dhacay Baay.

Nov 19, 2025

Baay:

Howlgal qorsheysan oo barqanimadii maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Bardaale, ayaa lagu dilay askari ka tirsanaa Booliiska maamulka Riddada Koonfur-galbeed, kaasi oo lagu magacaabi jiray Xasan Mooro.

FAAFREEB PRO