Weerar Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Wadada Xiriirisa Mogdiso iyo Balcad.

Mar 1, 2025

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka howlgal kamiin ah ka fuliyeen wadada Laamiga ah ee isku xirta Muqdisho iyo Balcad.

Kamiinka ayaa si gaar ah kaga dhacay halka loo yaqaano Hareeriga Caadle oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Balcad.

Weerarka dhabba galka ah ayaa loo dhigay 3 askari Murtadiin ah oo Mooto Labo lugood ah la socday kuna sii jeeday Muqdisho.

Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.

Qaniimada waa 3 qori AK47 ah iyo Booshashkooda iyo Mooto Labo Lugood ah.

Baay

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan la beegsadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ka baxay degmada Buurhakabo islamarkaana doonayay iney dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan tuulo hoostagta degmada Buurhakabo.

Dhimashad waa 1 askari oo Murtad ah.

Dhaawaca waa 2 askari oo Murtadiin ah waana dhaawacyo culus oo garaab ah.