Weerar Askar Lagu Dilay Hubna Lagu Soo Furtey oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq-bariweyne.

Dec 7, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta ay dhigteen afafka hore ee deegaanka Yaaq-bariweyne.

Dhimashada weerarkan waa 2 Murtad, dhaawacuna waa 1 Murtad.

Sidoo kale, weerarkan waxaa lagu qanimeytay 3 qori AK47 ah iyo booshashkooda iyo Mooto.

Dhanka Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO