Weerar Askar Lagu Dilay, Hubna Lagu soo Furtay oo ka Dhacay Duleedka Xudur.

Sep 22, 2025

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qorsheysan habeenkii xalay ka fuliyeen duleedka degmada Xudur.

Dhimashada waa 4 askari oo Murtadiin ah.

Qaniimada waa 3 qori AK47 ah iyo booshashkooda.

FAAFREEB PRO