Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan la beegsadeen isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta u taala degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kaasi oo khasaare lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka murtad Lafta-gareen
Waxaa la xaqiijiyay in weerarkan ay ku dhinteen 2 askari oo murtadiin ah, waxaana askarta dhimatey ka mid ahaa sarkaal, iyadoo weerarkan lagu dhaawacay murtad kale.
Sidoo kale weerarkan abaabulan ee ka dhacay duleedka degmada Diinsoor waxay ciidamada Mujaahidiintu ku qaniimeysteen 2 qori AK47 ah iyo booshashkooda iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
Waa qeyb ka mid ah howlagallada Mujaahidiinta ee sida dar-darta ah kaga socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo dhulalka Muslimiinta ah ee ay gumeysato dowladda Saliibiyadda ah ee Kenya.