Howlgal Lagu Beegsaday Kufaarta iyo Murtadiinta oo ka Dhacay Duleedka Afgooye.

Jul 26, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen kolanyo isugu jirta Kufaarta Iyo Murtadiinta oo ku sugan duleedka degmada Afgooye.

Baqtiga waa 8 isugu jirta Ugandeys Iyo Murtadiin oo qaar ka mid ah goobta kaga carareen meydadkooda.

Dhaawaca waa 7 sidoo kale isugu jirta Uganeys iyo Murtadiin.

Waxaa suura gal ah in khasaaraha uu intaas kasii bata.