Warka Habeen Talaado 29-Rabiicu Thaani-1447 H.

Oct 20, 2025


Warka habeen waxaad ku maqli doontaan qodob kala duwan oo xiisa leh kuwaas oo isgu jira Arimha Soomaaliya iyo xiisadaha siyaasadeed ee guud ahaan qaarada Afrika, Arimaha caalamka Islaamka Iyo arimaha caalamka.