Camaliyad Istish-haadiyo ah oo Lagu Beegsaday Kolonyo Ka Tirsan Ciidamada Uganda.

Jul 14, 2025

Camaliyad Istish-haadiyo ah ayaa waxay Mujaahidiinta ay la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Kuffaarta Uganda kuwaasi oo marayey duleedka deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.