Warka Habeen Jimco 02-Jamaadul Awal-1447 H.

Oct 23, 2025


Warka habeen waxaad ku maqli doontaan qodob kala duwan oo xiisa leh kuwaas oo isgu jira Arimha Soomaaliya iyo xiisadaha siyaasadeed ee guud ahaan qaarada Afrika, Arimaha caalamka Islaamka Iyo arimaha caalamka.

Halka Hoose Ka Dhagayso: