Fashilka amni ee ka jira Muqdisho iyo fadeexada dul hooganeyso hay’adaha sirdoon ee ridada ayaa noqday kuwa maalmihii lasoo dhaafay ay si aad ah uga qeyla dhaamiyaan xukuumadaha daba dhilifyada ah ee taageerada u muujiya kooxda Villa Soomaaliya xilli xukuumada Xasan Sheekh ay buuxisay muddo 3 sano ah.
Dowladaha dhawaaqiida carabta iyo kuwa reer yurub ayaa si aad ah uga qeyla dhaaminaya halaaga ay kusii socoto kooxda ridada Soomaaliya iyagoo cambaareyn af labadii dhawaaqay kadib howgallo is xig xigay oo ay ciidamada mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqidsho.
Mid kamdi ah howgaladaas ka dhacay gudaha caasimada laguna laayeey murtadiin fara badan waa midkii Labo maalin ka hor ay mujaahidiintu ka fuliyeen afaafka hore ee xerada Damaanyo ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku sugnaayeen murtadiin doonayey isku diyaarinta iyo qaadashada tababaro ciidan oo kala duwan, balse Allah fadligii mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kaga hortagay darbo ku sababatay iney kala firxadaan qaarkoodna halkaas dhagta dhiiga loogu daro.
Warsaxaafadeed soo baxay ayaa lagu sheegay in halkaas lagu dilay ilaa 30 murtad laguna dhaawacay wax ka badan 50 kale, walow ay marwalba tiradu ay sameyn karto koror hor leh maadaama tirakoobkan uu ahaa mid horadhac ah sidaba lagu cadeeyey qoraalka warsaxafaadeedka.
Wixii markaas ka dambeeyey waxaa si aad ah usoo baxay bayaan ay soo saarayeen xukuumadaha dhawaaqiida carbeed iyo kuwa reer yurub, iyagoona si aad ah u muujiyey walaaca ay ka qabaan weerarada sii xoogeysanaya ee cunaha lagu jarayo calooshood u shaqeystayasha muradiinta qeybohooda kala duwan.
Ugu horeyntii dowladda Masar ayaa saacado un kadib weerarkii Damaanyo soo saartay warqad ay ka tacsiyeyneyso halaagii gaaray maleeshiyaatka murtadiinta, wasaarada arrimaha dibada xukuumada Qaahira ayaana muujisay sida ay uga walwalsantahay xaalada Soomaaliya maadaama ciidankeedu ay qeyb ka yihiin howgalka ashahaada la dirirnimo ee markan lasoo huwiyey magaca AUSOM.
Dhanka dowladda Poland iyaduna waxa soo saartay war qoraaleed ay uga hedleyso howgalkii Damaanyo, waxayna sheegtay in halkaas uu ka dhashay khasaare xoogan oo soo gaaray kooxda ridada Soomaaliya, iyadoona cadeysay in sidaan oo kale 2023 loo weeraray gudaha xerada Jaale Siyaad oo ku taalla ka soo horjeedka xarunta Damaanyo.
Waxay sidoo kale dowladdan qirtay inay sii lixaadsaneyso cududa mujaahidiinta Al-Shabaab ayna sameynayaan isbalaarin xoogan waxaana lagu yiri qoraalka waqradan “In ka badan toban sano kooxdan waxay u dagaalameysaa iney Soomaaliya kusoo rogto xukunka shareecada Islaamka iyagoona hadda maamusha dhul balaaran oo ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya”.
Dowladda Qaday ayaa dhankeeda soo saartay warsaxaafadeed ay ku cambaareyneyso wixii khasaaro ahaa ee gaaray murtadiinta, wasaaradda arrimaha dibadda Dowxa ayaana sheegtay iney gudaha Muqdisho ay kusii lixaadsanayaan maalinba maalinka ka dambeysa weerarada mujaahidiinta.
Imaaraatka isaguna waa mid kamid ah dalalka saacado un kadib lasoo dag dagay cambaareyn iyo tacsi isku laran, waxayna xukuumadan muujisay sida ay uga niyad jabsantahay masiirka kooxda Xasan Sheekh iyo sida mujaahiidintu ay u kulaalayaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Xukuumadaha dhawaaqiida ah ee ka dhisan wadamada Baxreyn, Urdun iyo Kuweyt ayaa iyaguna soo saaray waraaqo isku mid ah oo ayga hadlayaan howgalkaan, iyagoona qoraaladooda ku muujiyey sida ay uga murugeysanyihiin halaagii gaaray saaxiibadooda dhariiqan iyo fashilka amni ee heystay kooxda sheegta iney wadanka ka taliso.
Marka laga soo tago cambaareenadan tooska ah ee kasoo baxaya dalalkan, dhanka kale mid kamid ah warbaahinta Faransiiska ayaa saacadihii lasoo dhaafay daabacday warbixin ay uga hadleyso qaraxan ka dhacay afaafka hore xerada Damaanyo halka dhinaca kale ay sheegtay in waayadaan ay kooxda Gurguurte gudaha caasimada ku wajahayaan dhiig baxa daran.
“Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyay wajahaysay weerarro sii kordhaya oo kaga imanaya kooxda Al-Shabaab.
“Kooxdan oo ay ku gedaamanyihiin duruufo dhaqaale iyo kuwa amni ayaa xoojisay weeraradeeda ay ka fulineyso gudaha wadanka iyadoo beegsaneysa dowladda Soomaaliya” waxaa sidaas yiri Radio France Internationale (RFI) oo ah idaacad laga leeyahay dalka Faransiiska.
Gunaanudkii kooxda ridada Soomaaliya iyo nidaamka Xasan Sheekh ee ay baaqiga u tahay mudada halka sano ayaa hadda ku sugan marxaladii ugu liidatay, ciidanka mujaahiidinta ayaana si waliba kaga hortagaya cadawga, iyadoona weerarkan uu ahaa mid digniin cad loogu dirayey afraada ku tahmeysa iney ku biiraan safka murtadiinta, iyadoona sida tan lagu yiri warsaxaafadeedkii looga hadlayey howgalkan:-
Mujaahidiintu waxay mar kale u digayaan cid walba oo doonaysa inay ku biirto cadawga ashahaado la dirirka ah ee hororka ku ah diinta, dalka iyo deeqda ummada Soomaaliyeed ee Muslimka, waxayna qof walba oo arinkaas ku fikiraya xusuusinayaan in aysan ku kadsoomin ballan-qaadayada dhalanteedka ah ee ay saliibiyiintu u samaynayaan, taas badalkeedana ku waana-qaataan dharbaaxooyinkii ku dhacay murtadiintii iyaga kaga horeeyay dhabaha halaagga ee ashahaado la dirirnimada ah, kuwaas oo u qaybsamay qaar saldhigyadooda lagu dhex laayay, kuwo maydadkooda furimaha looga soo cararay, qaar dhaawacyo xun weli la jiifa iyo kuwo welwel iyo cabsi joogta ah la nool.
FAAFREEB PRO