Akhriso warsaaxadeed horudhac ah oo goor dhow kasoo baxey taliska ciidamada Mujaahidiinta, kaasi oo lagu faahfaahinayo weerarada cagmarinada ah ee saaka ciidamada Mujaahidiinta ay kula wareegeen illaa 4 xero oo ku yaalla duleedka degmada Warsheekh ee wilaayada Shabeellaha Dhexe.
Halkan ka akhriso waraxaafadeedka.
