WAR SAXAAFADEED: “Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Cadawga Ee Balcad”.

Feb 27, 2025

Taliska ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgalka cagmarinta ah ee saaka ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.

Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in ciidamada mujaahidiintu soo jiireen difaacyada murtadiinta, kaddib gacanta ku dhigeen xarumihii murtadiinta ee gudaha Balcad, sida xarunta degmada, saldhigga booliska iyo maxkamadda daaquutka ah ee Riddada, taliska ayaa sidoo kale sheegay in  ciidamada mujaahidiinta kamiin u dhigeen maleeshiyo gurmad u ahaa murtadiinta la weeraray. kaasi oo ka dhacay deegaanka Ilbaq ee duleedka degmada Balcad.

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in khasaaraha horudhaca ah ee murtadiinta la gaarsiiyay uu yahay 23 dhimasho iyo dhaawac ah kuwaas oo iskugu jirta saraakiil iyo ciidamo murtadiin ah oo lagu dilay weerarka tooska ah iyo kamiinka loo dhigay gurmadka murtadiinta, Sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxay xabsiga Balcad ka sii daayeen  shacab Muslimiin ah oo murtadiinta halkaas ugu xirnaa.

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.