WAR SAXAAFADEED: “Mujaahidiinta oo la wareegay deegaanka Sabiid”

Mar 20, 2025

Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray howlgalkii xasminta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Sabiid ee ciidamada mujaahidiinta ay lawareegeen.