WAR SAXAAFADEED: “FAAHFAAHIN: Mujaahidiinta oo weerar ku qaaday Godka Jilicoow”

Oct 5, 2025

Taliska warfaafinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bayaan faahfaahsan ah kasoo saaray howlgalkii galabnimadii shaley lagu qaadey xarunta Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho, kaasi oo loogu magac daray “u gargaarida dadka dulman”.

Hadaba Hoos Ka Akhriso Bayaanka Xarakada.