WAR SAXAAFADEED: “Camaliyad lagu beegsaday kolonyo saliibiyiin iyo murtadiin ah”.

Jul 15, 2025

Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray camaliyaddii istish-haadiyada ahayd ee maalintii shalay lagu beegsaday kolonyo isugu jirtay saliibiyiin iyo murtadiin, taasoo uu khasaare naf iyo maalba leh kasoo gaaray cadawga la bartilmaameedsaday.

Warka kasoo baxay taliska waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha hordhaca ah ee gaaray cadawga, iyadoo la xusay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac soo gaaray saliibiyiinta iyo murtadiinta la beegsaday, iyo burbur xooggan oo gaarey gaadiidkii ay wateen.

Guji Halkan oo Daalaco Isaga oo PDF ah.

Ama Hoos Ka Akhriso.