WAR DEG DEG AH: Mujaahidiinta oo Weerar Cagmarin ah ku Qaaday Xero Murtadiinta ugu Tiilay Duleedka Degmada Warsheekh.

Dec 24, 2025

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar cagmarin ah ku qaaday xero maleeshiyaatka ridada ay ku lahaayeen duleedka degmada Warsheekh ee Shabeellada Dhexe.

Xeradaan oo ay daganaayeen Urur ka tirsan maleeshiyaatka ridada ee “Gorgor” ayaa dagaal kadib waxaa la wareegay ciidanka Mujaahidiinta, waxaana halkaasi lagu dilay 8 askari oo murtadiin ah, halka 4 kalana lagu dhaawacay. Sidoo kalana waxaa weerarkaasi lagu gubay gaari BG ah oo ay lahaayeen maleeshiyaatka ridada.

WIXII FAAHFAAHIN AH LA SOCO.