WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa galabta qarax la beegsaday gaari uu la socday murtad Odawaa Yuusuf Raagge oo ah Taliyaha maleeshiyaatka ridada kaasoo marayey duleedka degmada Cadale ee Shabeellada Dhexe.
Murtadka ayaa qaraxaan ka badbaaday, balse waxaa jira khasaaro kala duwan oo soo gaaray ilaaladiisa, waxaana sidoo kale waxyeelle soo gaartay gaariga uu murtadkaan saarnaa ee qaraxa lala eegtay.