WAR DEG DEG AH: Mujaahidiinta oo la Wareegay Deegaanka Xawaadley iyo Diyaarad Lasoo Riday.

Jun 2, 2025

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa galabta deegaanka Xawaadley ee Shabeellada Dhexe waxay kusoo rideen diyaarad nuuca helicopter-ka ah oo ay leeyihiin cadowga.

Diyaaradan ayaa hadda ku jirta gacanta mujaahidiinta iyagoona haya dhamaan wixii saarnaa.

Dhanka kale sida lagu waramayo ciidamada Mujaahidiinta ayaa galabta si buuxda ula wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellada Dhexe, kadib markii ay halkaasi isaga carareen ciidamada Kuffaarta Burundi iyo maleeshiyaatka ridada oo halkaasi ku sugnaa.

Deegaankan ayaa ah mid muhiim ah oo isku xira magaalooyin badan cadawga ayeyna midaan uga dhigantahay niyad jab kale oo usoo hoyday kadib muddo ay halkaan ku sugnaayeen.

LASOCO WIXII SOO KORDHA.