Trump oo Markii ugu Horeysay ka Hadlay Xiisada Suuriya.

Dec 7, 2024

Madaxweynaha caleema saarka uu u dhimanyahay ee Mareykanka Donald Trump ayaa yiri “Mareykanku waa in uusan wax lug ah ku yeelan colaadda Suuriya”.

Waxa uu sidoo kale yiri “Mucaaradka waxay u muuqadaan iney si weyn u socdaan si ay xukunka uga tuuraan Asad”.

Waxaa kaloo hadalkiisa Trump kamid ah ” Ruushku ma awoodo inuu joojiyo horusocodka mucaaradka ee Suuriya sababtoo ah waxay ku mashquulsan yahay Ukraine”.

Waa markii ugu horeysay uu Donald Trump ka hadlayo xiisada hadda ka taagan gudaha Suuriya.

FAAFREEB PRO