Taliye Murtad ah oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Muqdisho & Weerar Lagu Qaaday Xabashida.

Jul 16, 2025

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay agagaarka halka loo yaqaana baar ha idhaafin ee deegaanka Weydow ee magaalada Muqdisho qarax kula beegsadeen maleeshiyaatka Murtadiinta gaar ahaan kuwa qaabilsan diiwaan galinta doorasha gaaleedka kuna qasbaya dadka shacabka iney is diiwaan galiyaan.

Dhimashada waa 3 Murtad uu ku jira taliyihii maleeshiyaatka la beegsaday kaasi oo lagu magacaabi jiray ismaaciil Carab.

Dhaawaca waa 5 Murtad.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.