Taliyaha Booliska Ridada ee Magaalada Baydhabo oo Qarax lagu Weeraray.

Dec 9, 2025

Baay:

Qarax xaley Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay taliyaha Booliska magaaladaasi, waxaana ka dhashay khasaaro soo gaaray ilaaladiisa, isagana waa uu ka badbaaday.

Isla Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Makuudo ee hoostagta magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO