Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ka baxay deegaanka Ceelasha biyaha gurmadne u ahaa deegaanka Sabiid.
Kamiinka waxa uu ka dhacay agagaarka deegaanka Xaawo cabdi
Murtadiinta gurmadka ahaa iyagoo jiidanaya dhaawaca Labo askari oo Murtadiin ah ayey dib u laabteen
Jareeri oo ahaa abaanduulihii ururka Gorgor ee maalmo ka hor cagta lagu mariyay degmada Awdheegle ayaa ka mid noqday saraakiisha iyo askarta Murtadiinta ee ku halaagsamay qaraxa saaka ka dhacay deegaanka Aala yaasir
Abaanduulaha iyo maleeshiyaat uu watay ayaa gurmad ahaan uga soo baxay deegaanka Nambar50 waxa uuna kusii jeeday Sabiid
Sarkaalkaan ayaa si aad ah u dhibaateyn jiray dadka shacabka ah
Degdeg; Gaari cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Murtadiinta oo gurmad ahaan uga soo baxay deegaanka Aalayaasir kuna soo jeeday deegaanka Sabiid ayey Mujaahidiintu qarax culus la beegsadeen.
Gaariga Cabdi bilaha iyo waxii la socday wey isla basbeeleen.
TABIN TOOS AH: Idaacadda Andulus waxay saaka toos u tabinaysaa weerarka cagmarinta ee Mujaahidiinta kula wareegeen deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.