Mandheera.
Waxaa faahfaahin laga helayaa kamiin shalay ciidamada Mujaahidiintu ay u dhigeen kolanyo ka tirsan Saliibiyiinta Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka War-gaduudo ee hoostaga degmada Ceelqaalow.
Baqtiga waa 8 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Dhaawaca waa 10 askari oo Kufaarta Kenya
Gubashada waa Kooyal ah oo qori Dhashiika ah saaranyahay.
Gedo:
Xalay Ciidamada Mujaahdiintu waxay weerar ku qaadeen xerada baraxow ee murtadiintu ku leeyihiin degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Isla Gedo: shalay salaadi duhurkii kedib,Mujaahdiintu waxay dagaal Culus ku qaadeen garoonka magaalada Baardheere, halkaas oo ay heystaan ciidamada xabashida itoobiya, qoriga RBG ayaa haleelay dhismo ay xerada ka waardiyeysan jireen waana burburay.
Hiiraan:
Mujaahidiinta ayaa xalay qarax la beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa Buundada Liiqliiqato ee magaalada Beladweyne.