Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen gaari cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Ridadada gaar ahaan kuwa Nisa.
Qaraxa ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho.
Dhimashada waa 5 askari oo Murtadiin ah.
Dhaawaca waa 8 askari oo Murtadiin ah.
Gaariga cabdi bilaha ee qaraxa uu haleelay waa gubtay.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley.
Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Buur colow ee hoostaga degmada Baraawe.