Sh Yuusuf Sh Ciise Kabakutukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, ayaa ka warbixiyay xaaladda degmada Aadan-yabaal oo maalintii 4-aad xor ah, kaddib markii Allaah fadligiis dagaal looga saaray maleeshiyada murtadiinta.
Sheekh Yuusuf Kabakutukade ayaa xaqiijiyay in inka badan 400 oo askar murtadiin ah ay maydadkooda waranyihiin magaalada, kuwaas oo uu Allaah ku xasuuqay gacmaha mujaahidiinta, wuxuu sidoo kale sheekha ka warbixiyay sida ay Odawaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha ciidanka Riddada iyo Murtad Shuute uga baxsadeen dagaalkii Aadan Yabaal.