Guud ahaan wilaayaadka Islaamiga ah waxaa ka dhacay dibad baxyo xooggan oo bulshada Muslimiinta ah ay uga soo horjeedaan damaca guracan ee Yahuudda ay ka leedahay Soomaaliya, iyo aqoonsigii ay dhowaan siisay maamulka Ridada Somaliland.
Magaalada Kamsuuma ee wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada Hoose waxaa si la mid ah wilaayaadka kale uga dhacay isku soo bax ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen dadyow badan, kuwaas oo muujiyay midnimo, iyagoo sitay hal-ku-dhigyo muujinaya naceybka ay u qabaan Yahuudda iyo dabadhilifyadooda.
Halkan hoose ka daawo sawirro muujinaya dibad baxa Kamsuuma

