Magaalada Kuunya Barrow ee wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose waxaa maalintii shaley ka dhacay isku soo bax ballaaran oo dadka Muslimiinta ah ee halkaas ku dhaqan ay kaga soo horjeedaan aqoonsi ku sheega uu Kayaanka Yahuudda siisay maamulka ashahaada la dirirka ah ee Soomaaliland.
Hal-ku-dhigyo iyo boorar muujinaya naceybka Yahuudda ayay dadku wateen, iyaga oo wejiyadooda laga dheehan karo sida ay uga xunyihiin faragelinta Yahuudda, waxaana dadka dibad baxa kasoo qeyb galey ka mid ahaa seekh Fu’aad Maxamed Khalaf, sheekh Cabdi Raxmaan Firin, Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo marti sharaf kale.
Hoos ka daawo sawirro muujinaya dibax baxa Kuunya Barrow.
