Sawirro Horleh: Mujaahidiinta oo Gacanta Ku Dhigay Maxaas kadib 12 Sano.

Jul 27, 2025

Daawo Sawirrada: Ciidamada Mujaahidiinta oo si buuxda ula wareegay degmada Maxaas, halkaas oo ay ka dhaceen dagaallo culus oo lagu xasuuqay maleeshiyaadka ridada. Sawirradu waxay si cad u muujinayaan baqtiyada tiro badan ee murtadiinta lagu dilay weerarka cagmarinta ah, kuwaas oo daadsan waddooyinka iyo saldhigyadii ay ku dhuumanayeen.

Gujji Halkan oo Daawo Sawirrada oo PDF ah ama Qeybta Hoose.