Sawirro: Ceel Buur oo Marti Gelisay Dibax ka Dhan ah Damaca Yahuuda ee Soomaaliya.

Jan 17, 2026

Magaalada Ceel Buur ee wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud, waxaa si la mid ah wilaayaadka kale ee ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab uga dhacay dibad bax ballaaran, oo looga soo horjeedo aqoonsi ku sheegii uu Kayaanka Yahuuddu siiyay maamulka Ridada ee uu hogaamiyo Murtad Cabdi Raxmaan Cirro.

Halkan hoose ka daawo sawirrada.