Daawo Damaashaadka Ciida ee Mujaahidiinta Galbeedka Afrika.

Jun 10, 2025

Xilli saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ay muslimiinta ku kala nool caalamka u dabaal-degayeen Ciidul-adxaa oo ka mid ah saddexda ciidood ee ay muslimiintu leeyihiin, ayay si la mid ah farxadda ciidda u muujiyeen mujaahidiinta Al-qaacidda ee ka jihaada galbeedka qaaradda Africa.

Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa faafisay sawirro muujinaya sida looga ciiday manaadiqda ay gacanta ku hayaan mujaahidiinta ee ku kala yaal dalalka dhaca galbeedka qaaradda Africa.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.