Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeen hore weerareen Labo saldhig boolis oo Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafada Buulo Jiimaa ee magaalada Baydhabo.
Dhimashada waa 1 sarkaal oo Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Marshaale.
Qaniimada waa Qori AK47 ah iyo Booshkiisa.
Dhaawaca waa 2 askari oo Itoobiyaan ah oo xilliga weerarka goobta ku sugnaa.