Sarkaal Lagu Qabtay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose iyo 3 Askari oo keenyaati Ah oo lagu Dilay Mandheera.

Nov 21, 2024

Shabeelada hoose.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen wadada xiriirisa degmooyinka Wallanweyn iyo Afgooye waxey kusoo qabteen sarkaal Murtad ah oo taliya ka ahaa isbaaro Murtadiinta u taalay wadadaas.

Murtadka lasoo qabtay oo ka tirsanaa Milatariga Ridada taliye ciidana u ahaa maleeshiyataka Isbaarada joogay ayaa waxaa sarkaalka lagu magacaabaa Saneey Barre, Waxa sidoo kale qeyb ka ahaa maleeshiyaatka Ridada ee sanad ka hor duulaanka ku qaaday deegaano ka tirsan Shabeelada dhexe.

Sarkaalkan nolasha lagu qabtay ayaa qiray in muddi 48-saac ee u dambeysay gaadiidka safarka ah ka dhaceen lacag dhan 15-kun oo doolarka mareykanka ah.

Sidoo kale waxa uu intaa ku daray in Todobadii Maalmood ee u dambeysay ay gaadiidka safarka ah kala dageen islamarkaana kufsadeen 11 haween ah oo ka mid ah haweenka Muslimaatka ee ku safra wadadaas.

Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka kamiin u dhigeen kolanyo ka tirsan Saliibiyiinta Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka War-gaduudo ee hoostaga degmada Ceelqaalow.

Baqtiga waa 3 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Dhaawaca waa 2 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Gubashada waa Kooyal ah oo qori Dhashiika ah saaranyahay.