Bakool:
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howl gal gaar ah ka fuliyay Afaafka hore ee degmada Waajid halkaas oo ay dhaqdhaqaaq Ka wadeen Maleeshiyaat Murtadiinta ka tirsan.
Waxa lagu dhaawacay Howlgalkaasi Sadax Murtad oo mid kamid uu yahay Sarkaal Taliye Unug ah.