Sarkaal iyo Askari Dhul-Boob ku Howlanaa oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Aug 21, 2025

Banaadir:

Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday gaari ay la socdeen Saraakiil iyo askar ka tirsan ridada kuwaasi oo ku howlanaa dhul-boobka kooxda ridada ay kawado deegaanada dhaca duleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha-biyaha.

Qaraxaani oo ka dhacay xaafada Jabadgeel ee deegaanka Ceelsha-biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay Sarkaal iyo askari ka tirsanaa murtadiintii la beegsaday.